Soomaali

Soomaali
Waxaan kaa caawin karaa dhibaatooyinka sharciga wixii ku saabsan arrimaha dembiga, burburka qoyska, rabshada qoyska, kaalmada qoyska, Wasaarada Socdaalka (Immigration), Damaanada Bulshada (Social Security), caafimaadka dhimirka, deynta iyo gafafka wadada.
Adeegyadayada lacag la’aanta ah waxaa ka mid ah:
- Macluumaadka telefoonka lagu bixiyo
- Macluumaad, siminaaro iyo shir wax is tusaalayn ah
- Talo iyo balan.
Haddii aad rabto caawima joogto ah oo garyaqaan waxaad dalban kartaa deeqda caawimo sharciga. Hellida deeqdo waxay ku xiran tahay xaalladaada.
Nala soo xiriir
Na soo wac si aad u ogaato sida aan kuu caawin karo. Markaad soo wacdo, weydiiso mutarjum sheegna luqada aad ku hadasho.
Waxaa xafiisku furan yahay Isniinta ilaa Jimcaha, 8 subaxii – 6 maqribadii
Tel: 1300 792 387
Haddii aad balan la leedahay Xafiiska Gargaarka Sharciga ee Fiktooriya, weydii inaad hesho mutarjum. Adeegaani waa lacag la’aan.